Search
Somali: The Uluru Statement from the Heart by Somali | Mixes.VuiZ.Net
Somali: The Uluru Statement from the Heart
By
Somali
Tags:
#Uluru statement from the heart
Somali: The Uluru Statement from the Heart
Somali
0:00
0:00
Description
May 2017kii, wufuud ka socotey dadka Aborijiniska ah iyo dadka Torres Strait Islanders-ka ayaa isugu yimid Shirka Distuurka Qaran ee Qawmiyadaha 1aad meel u dhow Uluru waxay qaateen waxa loo yaqaan Uluru Statement from the Heart (Bayaanka Wadnaha).Bayaanku wuxuu bixiyaa dhabo lagu aqoonsanayo Qawmiyadihii 1aad Distuurka Australia, laguna soo jeedinayo dib u habaynta qaabka saddex jaho; Codka, Cahdiga iyo Runta (Voice, Treaty and Truth). Wuxuu socdey laba sanadood Wada-xaajoodka Ka-Baaraandig ah waxaana qaatay wufuud ka kooban 250 qof oo isugu jira Aborijinis iyo Torres Strait Islander.Waxaa lagu doonayey asaasida cilaaqaad u dhexeeya Qaranka Australiyadii 1aad iyo Qaranka Australia oo ku dhisan run, cadaalad iyo aaya-ka-talis si horay loogu socdo dib u heshiisiin, iyada oo aan laga tanaasulayn qaranimada. Muyuusig uu qaadayo Frank Yamma.
Direct Download
More from
Somali
Wararka SBS Somali Jimco 13 Nofember
Somali
6y ago
8:44
0
#News
Wararka SBS Somali Khamiis 12 Nofember
Somali
6y ago
5:45
0
#News
Faisal Roble "Soomaalidu yaanay hor boodin dakanaha Amxaarada iyo Tigreega ka dhexeeya"
Somali
6y ago
20:19
0
#Somali Politics
Settlement Guide:Will payday loans and the pandemic bring on a 'debt tsunami'?
Somali
6y ago
9:02
0
#Somali Settlement Guide
#Settlement Guide
Sidee caalamka looga arkay doorashada Biden?
Somali
6y ago
9:34
0
#News
#United states presidential election