Dood ku saabsan soomaalida Iswiidhan oo mawjaddii ugu horeeysey oo qaxooti ahi ay soo gashey muddo labaatan sanadood imminka laga joogo aanu ku eegeeyno wixii u qabsoomey wixii ka qaldamey iyo waxa mustaqbalka laga filayo. Dood baarlamaanka dalkaani maanta ka yeeshey nidaamka Fas 3-ga loo yaqaano. Dood ku saabsan soomaalida Iswiidhan oo mawjaddii ugu horeeysey oo qaxooti ahi ay soo gashey muddo labaatan sanadood imminka laga joogo aanu ku eegeeyno wixii u qabsoomey wixii ka qaldamey iyo waxa mustaqbalka laga filayo. Dood baarlamaanka dalkaani maanta ka yeeshey nidaamka Fas 3-ga loo yaqaano.