Dawladda dalkaan Iswiidhan ayaa rabta in ay mustaqbalka isbadalo ku sameeyso siyaasaddeeda ku wajahan dhanka caymiska bulshada. Dawladda ayaa dhanka kale maalintii shaley soo bandhigtey miisaaniyaddeeda xilliga guga. Baritto oo jimcaa ayaa ku eg waqtigii loo qabtey in la soo dalbado jaamacadaha iyo machadyada saree dalkaan Iswiidhan. Dawladda dalkaan Iswiidhan ayaa rabta in ay mustaqbalka isbadalo ku sameeyso siyaasaddeeda ku wajahan dhanka caymiska bulshada. Dawladda ayaa dhanka kale maalintii shaley soo bandhigtey miisaaniyaddeeda xilliga guga. Baritto oo jimcaa ayaa ku eg waqtigii loo qabtey in la soo dalbado jaamacadaha iyo machadyada saree dalkaan Iswiidhan.